|
SOMALIA DALKII LA HILMAAMAY.
Muuqaal Online
17-July 2008
Somalia Dalkii La Hilmaamay waa barnaamij ka
hadlaayo dhibaatadii Dalkeena soo gaaray 17-kii sano
ee lasoo dhaafay barnaamidkaan ayaa waxaa idiin soo
diyaarisay Bahma Muuqaal Online waxayna idiin soo
gudbin doonaa sida ugu dhaqsiyaha badan waxaan
filayaa inaad ka bogan doontaan insha Allaah.
Muuqaal.com
muuqaal@yahoo.com
webmaster@muuqaal.com
Xuquuqdu waxay u dhawrsan tahay Muuqaal Team
|