Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Nin Sacuudiyaan ah oo Cunay 22 Dibqalooc ah E-mail
Sunday, 08 March 2009 19:08

Nin Sacuudiyaan ah oo lagu Magacabo Maajid Al-maaliki ayaa maalintii cuna 22 Dib qalooc ah ama dabaqaroof sida ay u yaqanan dadka qaar , ninkaan oo ku sugan Magaalada Riyad ayaa sheegay inuu dareemeyn wax dhib ah ama laxaw (Xanuun) waxaana uu siiyay wareysi Telefishinada uu ku sheegay inuu kusii dari karo haduu doono balse uu u cunay 22 ka Dabagalooc.

Wararka la xiriira
kadib markii uu 21 hore uu u laqay mid mareykan ah oo lagu magacaabo Dean Sheldon sidaas darteed uu iskoorka qabtay waxuuna dhawaan ku dhawaaqay inuu rajeynayo in lagu qoro buga lagu qoro waxyaabaha ugu yaabka badan dunidan aynu noolnahay oo lagu magacaabo Genius World Record,

Halkan ka daawo Maajid oo laqayo Baahaladan Dibqalooca ah.

Muuqaal Online