| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
Warka:
Bayern Munich oo soo xareysatay Koobkii labaad kadib markii ey si fudud kumartay Werder Bremen..Atletico Madrid oo ku guuleysatay Koobka Europa League.Chelsea oo shanta farood ku dhigtay Horyaal Ingiriiska iyo Manchester oo malxiisad u noqotay.Bayern Munich oo ku luqluqatay Lyon Madridna isku diyarineysa.Bayern Munich Oo guul weyn ka gaartay kulankii O.Lyom.Inter Milan Oo dhulka ku jiiday Kooxda Barcelona. Manchester U. Oo Albaabka u garaacday Kooxda Chelsea.Inter Milano oo kala dirtay Kooxda Juventus.Diyaaradahi u duulayay Yurub iyo Canada oo la joojiyay Foolkaano qarxay darteedEmmanuel Adebayor Oo ku dhawaaqay in uu ka fadhiistay Cayaaraha Caalamigaa.
| Qoyska adduunka ugu timaha badan |
|
| Sunday, 01 March 2009 15:40 | ||||
|
![]()
Danny iyo Larry ayaa jirkooda waxaa qariyay timo ah 98% marka laga reebo gacmahooda, cagahooda iyo garbaha, ayaa waxaa dul saaran timo modoow iyo brown iskugu jiro tintaas oo aan ahayn mid adag, iyagoo u waramayay idaacadda ABC NEWS ayay waxay sheegeen in ay sida madaxa oo kale ay u jaraan midabka ay jecel yihiinna ay ka dhigtaan waxayna intaas raaciyeen inay tahay mid dhib badan daboolkan ay jirkooda dabooshay timahaan, sidoo kale gabdhaha qoyska Ramoz ayaa ah kuwa timahaan leh walow aysan u badneen sida Danny iyo larry. Danny iyo larry ayaa kasoo jeedo Qoys faqiir ah waxayna illaa yaraantooda isku dayeen inay meel marsiiyaan nolosha qoyskooda maadaama ay leeyihiin mucjiso ka gedisan tan dadka isla markaasna ay u abuuraan dad weynaha Mexico iyo Aduunkaba bandhig faneed. Muuqaal Online
|














