| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
Warka:
Xulka Masar oo soo taabtay fooqa sare ee Carshiga Africa markii sedaxaad oo isku xigtaIi sheeg ninkaan faqiirka ah sidee buu kuu qabi karaa? Farshaxankii Muuqaal iyo Abdul ArtsEgypt oo ku luqluqatay Libaaxyada Africa & Nigeria oo iska reebtay Zambia......Fanaanada Luul Jeylaani oo fanka ka fariisatayAlgeria oo Cashar u dhigtay Xulka Ivory CoastKoobka Qaramada Afrika oo meel xiisa leh marayaBurcad-badeeda Somalida oo helay lacagtii ugu badneyd abid ee madax-furasho Kismaayo oo lagu xiray rag shukaansi iyo khudbu sireed lagu helay.Xulka qaranka Malawi oo Cashir lama filaana udhigay Xidigaha Algeria & Ivory coast oo taaka loo dhigay.
| Alshabaab oo Gacanta Ka jaray nin xaday 10 Shaati - Sawiro Naxdin Leh |
|
Maamulka Raaskamboni oo ka mid ah Alshabaab ee ka taliya Magaaalada Kismaayo ayaa oo goob fagaare ah ugu jaray gacantiisa Midigta ah nin lagu magacaabo Maxmed Cumar Ismaaciil ayna sheegeen inuu xaday 10 surwaal, 10 Shaati hal boorso iyo 8 daah waxaana ay ku xukumeen inay gacatiisa ka gooyaan ayago sheeganaya inay wax ku xukumayaan Shareecada Islaamka. Waqtigii ay gacanta ka jarayeen ninkaan ayaa waxaa isku soo baxay dad farabadan oo fiirsanayay xiligaasi waxaana qabqabtay ninkaan sida ka muuqata sawirka dhowr maliishiyo oo afka u duubanyahay markaasina ay si dirqi ah uga jareen gacanta iyadoo ay markaasina gacantiisii inta la jaray ay ka laadlaadiyeen geed ku yiilay fagaaraha Kismayo. Ma ahan Markii ugu horeysay oo ay Maleeshiyooyinka haysta Kismaayo ee lagu Magacaabo Raas Kambooni ay Xukun ku fuliyaan dadka deegaanadas ku dhaqan iyadoo la xasuusto inay Dhagax ku dileen gabar 13 jir aheyd oo ay sheegeen inay Macsiyeysatay iyadoo horey usoo guursatay balse ehelkeedu ay sheegen inaysan waligood guursan laguma kufsadaymagaalada Kismayo. ![]() ![]() ![]() ![]()
Muuqaal Online:
|

















