| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
| Anthony Victor oo noqday ninka ugu timo dhegaha dheer leh |
|
Anthony waxa uu u dhashay dalka India Magaalada Madurai wuxuuna kasoo jeedaa reer Tamil, Genuine World Record Book ayaa mid ay ku qoran yihiin boqolaal kun oo isku jiro Bani'aadam, Xayawaan, Goob, Wadan iyo waxyaabo kale oo aan lasoo koobi karin, Buugaan ayaa horey loogu soo daabacay Soomaaliya sanadkiii 2007 iyadoo ay jebisay record ah meesha adduunka ugu baabuur ama gaari yar waxay ku sheegeen in 1000 qofba ee Soomaali ah mid ka mid ah uu leeyahay baabuur ama gaari. Muuqaal Online
|

Anthony Victor ayaa waxa uu noqday ninka ugu timo dhagaha dheer leh adduunka iyadoo lagu soo daabacay buugga lagu qoro dadka jebiyay (Record-ka) Layaabka Adduunka ee loo yaqaan Genuine World Record Book waxayna dherirka dhagahiisa noqdeen ama u baxeen dhanka banaanka 18.1 cm.










