| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
| Dagaalada Muqdisho oo Sii xoogeysanaya & Madaafiic aan indha laheyn oo iska Socoto |
|
Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaaladii ay sii xoogeysiinayan iyadoo Ciidamada milatariga Dowlada Midnimada Qaran la wareegeen aagag cusub oo horey u joogeen xisbul islaami garabka Shiikh Xasan Dahir goobahaas oo kala ah Saldhiga Wardhiiglay iyo sidoo kale Yaqshiid ilaa iyo inta badan wadada 30ka .
Waxaa sidoo kale jira inay sii badaneyso Qasaaraha naf iyo maalba leh oo ay geesanayan madaafiicda iska socda ee aanan loo meel dayen kuwaasoo ay isku gamayaan kooxaha islaynaya iyo Ciidamada Amisom oo lagu yaqaana inay afuufaan waxa ay haayaan waxaana jira warar sheegaya in Kooxaha Alshabab ay gacanta ku dhigeen Agagaarka Xarunta Xisbiga ilaa Garoonka kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium. Muuqaal Online Muqdisho This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it
|












