Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Feroz Khan oo geeriyoday & wiilkiisa Fardeen khan oo tacsida Muslimka u dhigay.  E-mail

Jilaagii reer Hindiya ahaana kuwa ugu cadcadaa ee soo maray Bolywoodka ayaa isbuucii hore ku geeriyooday  dalkaasi India waxaana loo dhigay tacsi ama aas qa

abka Muslimka ah maadama uu ahaa Islaam, iyadoo uu qaban qaaniye ka ahaa wiilka uu dhalay ee lagu magacaabo fardeen khan ahna Actor ama jilaa dhiga aflaanta Hindiga ayna aad u jecelyahiin dhalinyarada dambe halka aabahiis Feroz Khan uu ahaa nin aad iyo aad u jeclaayeen filimadiisa dadkii daawan jiray filimada Hindiaga waxii ka horeeyay sanadahii sagaashamasheeyadii.

Tacsidaan ayaa aheyd mid lasoo qaban qaabiyay waxaana kasoo qeyb galay Bollywoodka ha ahaadaan directors ama Actorska waxaana ka dhexmuuqday xiddiga caan ka ah aflaanta hindiga sida

Wararka la xiriira

Amitabh Bachchan oo  ay Somalidana u yaqaanaan Cali Dheere, sidoo Shahrukhan iyo jilaa kale oo badan, iyo atriishoyin iyagu wax ka jila filmaanta.




muuqaal online iyo Jilaa.com

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it