Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Koobka Qaramada Afrika oo meel xiisa leh maraya  E-mail

 

Kooxda Xulka qaran Zambia oo dhullka ku jiiday dhigeeda Gabon kulankaan oo il gara lagu eegaayay ayaa si lama filaana  guushu ku racday Xulka Qaranka Zambia  iyadoo la sadaalinayay in wareega sideeda ey soo gaari karaan dhalinta Gabon laakiin madhicin taas kadib  markii 2:1 guushu ku raacday Xulka Zambia…

 

 

Dhanka kale waxaa dhacday Cayaar u dhaxeeysay Xulalka Cameroon iyo Tanusia  labadaan  kooxood oo soo bandhigay Cayaar lajecleystay ayaa waxaa goolka ku hormaray dhalinyara Tunisia daqiqadii koobaad waxaana u ansixiyay xidiga da,da yar  Charmiti ….     Xulka qaranka Cameroon ayaa soo laba kacleeyay qeybta labaad ee Cayaarta kuna sooqaday goolka Tunisia weerar Afar geesooda waxaana u suura gashay in uu helo goalkii barbar dhaca ahaa oo si xarakale uu u dhaliyay xidiga weyn  ahna kabtanka Qaranka S.Eto’o Cayaarta ayaa  sii kululatay ugu dambeyntiina wexey ku soo gabagabowday  2:2 waxaana sidaa ku soo baxay Xulka lagu Naaneeso Libaaxyada Africa..  Wareega sideedda ayaa  Xulalku sida tan isku qabili doonaan . Angola vs Ghana  Ivory coast vs Algeria Egypt vs Zambia 

Cameroon vs Nigeria


Alamtara Axmed Rooble

 

  This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it