| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
| MASAAJIDKA UGU QUFACA IYO RIIRAXYADA BADAN ADUUNKA . |
|
Masaajidkani waa masaajid ku yaala bartamaha Qaahiro, waxaana ku tukada dad aad u faro badan. Waxaa uu ku dhax yaalaa isbutaalka ugu wayn Sharqu Awsadh ama Bariga Dhexe. Kasoo lagu daaweeyo bukaanada qaba xunuunka TP. da waxaayaba aan layaabay waxaa kamida in isbitalka cuntadiisa, jiifkiisa iyo dawadiisaba ay lacag la'aan tahay. Mar aan booqday dhawaanahan ayaa waxaan la kumay taqtar kamida taqaatiirta oo layiraah Sayid Xuseyn wuxuu ii sheegay in kabadan 6000 oo qofood ay ku jiraan isbitaalka kuwaas oo isugu jira dumar, rag, iyo caruur. Dhismayaasha uu ka kooban yahay isbitaalka waxay ka badnaayeen ilaa kow iyo toban dhismo., oo halkii dhismo uu ahaa shan biyaano. Lacagta lagu daweeyo dadkani waxaa bixiyaa dadlalka qaliijka. Tasoo keentay in dadka dagan masar oo dhan ee xanuunka TP, da qaba ay yimaadaan Masaajidka.
Muuqaal Online |

waxaan halkaas kutukaday salaadii maqrib masaajidkuna wuxuu ahaa mid aad u camiran. Isla markii waxaan maqlay qufac isdabajoog ah oo xaga dambe kayeeraya daqiiqad kadib dhinacyada oo dhan waxaa isqabsaday qufacyo kala duwan oo aad moodaysay in ay isku baaqayaan. Qushuucaygiina waxaa badalay waswaas markii labadii qofood ee dhanacyada iga taagnaa ay iyaguna bilaabeen qufac wayn oo aad moodid durbaan latumayo. Waxaasa iga qoslisay markii imaamki natujinayay uu isna sheelarihii bilaabay hakiyayna faatixaadii uu aqrinayay. 










