Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Miss Somalia oo ka qerbgashay tartanka Miss Arab World..  E-mail


Gabadhan Somaliyeed oo lagu magacaabo Layla kuna nool magaalada Qaahira aya iyada oo mataleysa dalka Somalia ka qeyb gashay tartanka Quruxda Dumarka Carbeed Miss Arabia World oo lagu qabtay Dalka Masar, waxaana ay layla soo bandhigtay Quruxda iyo dhaqanka Gabdhaha Soomaliyed siiba hidaha iyadoo ku labisneed dirac xiligii ay mareysay marinka lagu socdo ee dumarka lagu qiimeeyo qaabkooda waxaana aad ula dhacay dadweynihii daawanayay qaabka ay u qaadeysay laafyada iyo waliba farxadda ka muuqatay.
Tarkankan ayaa ahaa mid ay kasoo wada qeybgaleen hablaha ugu quroon wadamada carabta,si loo caleemo saaro gabadha ugu qurxanaata taasoo loo doortay gabadhii ka socotay dalka Saudi Arabia opo lagu magacaabo Mawadda Nour kadib markii ay ka badisay 16 kii tartame ay ku jirtay gabadhan Soomaaliyeed.



 

Muuqaal News
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it