| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
Warka:
Bayern Munich oo soo xareysatay Koobkii labaad kadib markii ey si fudud kumartay Werder Bremen..Atletico Madrid oo ku guuleysatay Koobka Europa League.Chelsea oo shanta farood ku dhigtay Horyaal Ingiriiska iyo Manchester oo malxiisad u noqotay.Bayern Munich oo ku luqluqatay Lyon Madridna isku diyarineysa.Bayern Munich Oo guul weyn ka gaartay kulankii O.Lyom.Inter Milan Oo dhulka ku jiiday Kooxda Barcelona. Manchester U. Oo Albaabka u garaacday Kooxda Chelsea.Inter Milano oo kala dirtay Kooxda Juventus.Diyaaradahi u duulayay Yurub iyo Canada oo la joojiyay Foolkaano qarxay darteedEmmanuel Adebayor Oo ku dhawaaqay in uu ka fadhiistay Cayaaraha Caalamigaa.
| Sheekh Masri ah oo ku baaqay Fatwa dib loogu dhiganayo Xajka iyo Cumrada Hergabka Doofaarka dartiis |
|
Muftiga weyn ee reer Masar aadna looga tixgiliyo caalamka Islaamka Sheekh Cali Gumca ayaa ugu yeeray culimada Islaamka inay soo saaraan fatwa ay u mideysan yahiin taasoo ogolaaneysa in dib loo dhigan karo Xajka iyo Cumradaba iyadoo laga baqayo halista cudurka Hergabka Doofaarka. ![]() Muftiga oo lahadlayay wargeyska Masar Alyoum ayaa sheegay in fatwada ay Culimadu soo saari doonaan ay tahay mid sharci ahaan ku salysan diinta ayna u sahlanaan doonto in ay hakiyaan cudurkaan halista ah oo laga yaabo in lagu kala qaado goobaha la iskuugu yimaado maadaama ay Cimrada ama Xajku ay ku kulmayaan milyanaan dad ka kala yimid caalamka oo idil lagana yaabo in Viruska ay kala qaadaan waxaan uu Sheekhu ku daray intaas in loo marin doonto arintaan ka Hay'adaha caafimaadka kuwa deegaanka iyo kuwa kale ee shaqada leh isagoo sidoo kale aadna u xusay Islaamka inuu yahay mid kaamil ah isla markaasna lagu difaaco umada qatar kasta oo timaado. Sheekh Cali Gomca ayaa sidoo kale si aad utaageeray hadalkii kasoo yeeray Sheekha weyn Azhar Maxamed Sayid Tantawi kaasoo tilmaamayay in Machadka Cilmi baarista Islaamka uu qabto kulan degdeg ah oo looga doodayo arrinkan hadii ay sii siyaaddo dginiinaha ay ururka caafimaadka adduunka WHO kaga digayan heerka uusii gaarayo Cudurkan hergabka doofaarka. Muuqaal Online. This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |













