Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Wararkii ugu ugu Dambeeyay Horyaalka Ingiriska  E-mail

Kooxaha Arsenal iyo Manchester ayaa united iska qasaariyaya fursada dahabiya oo eey ku carqaladeeyn  lahaayeen hogaanka kooxada Chelsea waxaana  labada naadi ay nasiib u heleen in eey cayaaraan eyadoo kooxihii kale dhamaantood cayaarihii eey dheeli lahaayeen baraf laf dhuungashay ku noqday horyaalka

Premier league ee dalka Engiriiska  ayaa maalmahaan lagu arkay kooxa Baraf kasameysan oo isku balansanaaya garoomadii eey Naadiyadu ku cayaari lahayeeen walow aan looga baran in baraf dartii loo hakiyo harkaan caanka ah 2daan kooxood ayaa hardan kala dhexeeyaaa naadiga sanadadaan dambebe laga yaabanaa ee Chelsea hasa ahaatee uma suura gelin in ey ciriiri geliyaan kadib markii eey labadooduma bar bardhac ka nadiyadii eey lacayarayeen oo kala ahaa Arsenal 2:2 Everton Bermingham1:1 Man United horyaalka oo lugtiisii labaad maanata bilaabatay ayaan la saadalin karin cidda sida rasmiga ah ugu guuleysan karta waxaase farta lagu fiiqayaa in 3 daan midkood laga yaabo in eey afka kuridato...

 Alamtara Axmed Rooble
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it