|
SHIR SANADEEDKA MUDULOOD EE
MINNESOTA IYO SOO DHAWEYNTII XILDHIBAAN DR DUFLE.
Muuqaal Online
Shir sanadeedkii Beesha Mudulood ee Minnesota ayaa
waxaa uu ka dhacay magaalada Minneapolis iyadoo ay
kasoo qeybgaleen Culimaa'uddiin, Aqoonyahano,
Waxgarad , Haweeen iyo kuwaasoo dhamaan kasoo jeeda
Beesha Mudulood. Waxaana shirkaan sidoo kale uu ahaa
mid lagu soo dhaweynayay Xildhibaan Prof. Cusmaan M.
Dufle oo dhawaan soo gaaray Minnesota iyo gabi
ahaanba dalka Mareykanka.
Muuqaal.com
muuqaal@yahoo.com
webmaster@muuqaal.com
Xuquuqdu waxay u dhawrsan tahay Muuqaal Team
|