| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
Warka:
Bayern Munich oo soo xareysatay Koobkii labaad kadib markii ey si fudud kumartay Werder Bremen..Atletico Madrid oo ku guuleysatay Koobka Europa League.Chelsea oo shanta farood ku dhigtay Horyaal Ingiriiska iyo Manchester oo malxiisad u noqotay.Bayern Munich oo ku luqluqatay Lyon Madridna isku diyarineysa.Bayern Munich Oo guul weyn ka gaartay kulankii O.Lyom.Inter Milan Oo dhulka ku jiiday Kooxda Barcelona. Manchester U. Oo Albaabka u garaacday Kooxda Chelsea.Inter Milano oo kala dirtay Kooxda Juventus.Diyaaradahi u duulayay Yurub iyo Canada oo la joojiyay Foolkaano qarxay darteedEmmanuel Adebayor Oo ku dhawaaqay in uu ka fadhiistay Cayaaraha Caalamigaa.
| David Beckham oo la ansaxiyay inuu sii joogo AC Milan inta ka harsan horyaalka |
|
| Written by Muuqaal | ||||
| Sunday, 08 March 2009 17:15 | ||||
![]() Laacibka reer Ingiriiska David Beckham ayaa maanta la ansaxiyay inuu sii joogo AC Milan inta ka harsan horyaalka Italia ee Serie A. iyadoo ay qalinka kuwada duugeen Los Angeles Galaxy iyo AC Milan. " Waxaan aad ugu faraxsanahay go'aanka ay isla gaareen labada kooxood oo ah mid sare oo rumeeyay riyadeeydii ayuu yiri David oo saakay u waramay wakaaladda wararka Associated Press, isagoo intaasi raaciyay inay sidoo kale aad ugu faraxsanyahay inuu u cayaaro labadiisa kooxood xilli kasta maadaama uu Jawiga kala gedisan yahay.
Beckham ayaa illaa iyo markii uu yimid AC Milan ayaa waxa uu u dhaliyay laba gool balse ay aad u buunbuuniyeed saxaafadda reer Italia iyadoo ayna AC Milan dadaal dheer u gashay sidii ay ula soo wareegi lahayd Beckham laakiin ma aysan dhicin arintan waxaa loo ogaaladay inay si amaah ama dayn ah ku haystao David Beckham. Muuqaal Sports. |














