| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
Warka:
Bayern Munich oo soo xareysatay Koobkii labaad kadib markii ey si fudud kumartay Werder Bremen..Atletico Madrid oo ku guuleysatay Koobka Europa League.Chelsea oo shanta farood ku dhigtay Horyaal Ingiriiska iyo Manchester oo malxiisad u noqotay.Bayern Munich oo ku luqluqatay Lyon Madridna isku diyarineysa.Bayern Munich Oo guul weyn ka gaartay kulankii O.Lyom.Inter Milan Oo dhulka ku jiiday Kooxda Barcelona. Manchester U. Oo Albaabka u garaacday Kooxda Chelsea.Inter Milano oo kala dirtay Kooxda Juventus.Diyaaradahi u duulayay Yurub iyo Canada oo la joojiyay Foolkaano qarxay darteedEmmanuel Adebayor Oo ku dhawaaqay in uu ka fadhiistay Cayaaraha Caalamigaa.
| Didier Drogba oo Chelsea u suurageliyay inay u gudubto Champions League quarter-finals |
|
| Written by Muuqaal Online | ||||
| Wednesday, 11 March 2009 00:34 | ||||
|
Daqiiqaddii 74 ayaa waxaa chelsea laga dhigay halkaasoo uu cayaartoyga Del Peiro uu kaga dhaliyay chelsea goalkii labaad balse Chalsea ayaa waxay hayshay fursado badan iyadoo laga diiday waliba gool ay dhaliyeen, cayaarta ayaa is bedeshay ka dib markii cayaartoyda reer Juva G. Chiellini oo laba kaarka jaalaha ah ka dib qaatay kaarka guduudan ayaa Chelsea waxaa usoo baxay dalool aad u weyn waxaana Juva goolkii labaad ka dhaliyay cayaarta oo ay dhiman tahay 7 daqiiqo laacibka reer Ivory Coast Didier Drogba waxaana ay cayaartii kusoo afjarantay 2-2 oo ayna Chelsea sidaas kaga mid noqotay sideeda kooxood ee ka qayb gali doonaa Champions League Quarter Finals-ka. Ma ahan kooxda kaliya ee reer ingiriiska ee caawa usoo baxay cayaaran waxaana sidoo kale usoo baxday kooxda liverpool oo 4-0 ku garaacday Real Madrid. Muuqaal Sport |














