| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
Warka:
Bayern Munich oo soo xareysatay Koobkii labaad kadib markii ey si fudud kumartay Werder Bremen..Atletico Madrid oo ku guuleysatay Koobka Europa League.Chelsea oo shanta farood ku dhigtay Horyaal Ingiriiska iyo Manchester oo malxiisad u noqotay.Bayern Munich oo ku luqluqatay Lyon Madridna isku diyarineysa.Bayern Munich Oo guul weyn ka gaartay kulankii O.Lyom.Inter Milan Oo dhulka ku jiiday Kooxda Barcelona. Manchester U. Oo Albaabka u garaacday Kooxda Chelsea.Inter Milano oo kala dirtay Kooxda Juventus.Diyaaradahi u duulayay Yurub iyo Canada oo la joojiyay Foolkaano qarxay darteedEmmanuel Adebayor Oo ku dhawaaqay in uu ka fadhiistay Cayaaraha Caalamigaa.
| Laacibka Milan oo gurigiisa la jabsaday |
|
| Written by Muuqaal | ||||
| Thursday, 05 March 2009 18:53 | ||||
![]() Laacibka kooxda FC-Milan Ronaldinho ayaa gurisiiga la jabsaday sida ey xaqiijiyeen booliska dalka Talyaaniga.
|
| Wararka la xiriira |
|---|
Tuuga soo dhacay ayaa far saarin dhamaan biladihii kala duwanaa ee dahabka iyo qalinkaba isugu jiray ee uu lahaa laacibkan islamarkaana ku jiray armaajo miraayad ah .
Ronaldinho ayaa ku maqnaa dalkiisa Brasil marki uu falkani dhacayay oo uu u aaday fasaxa Chirismaska.
Guriga ayaa cidlo ahaa markii uu tuuga usoo dhacayay.
Muuqaal Sports














