Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Liverpool oo si layaab leh ku garaacday 4-0 Real Madrid Champions League E-mail
Written by Muuqaal Online   
Wednesday, 11 March 2009 01:15



Liverpool ayaa waxay caawa u awood sheegatay kooxda reer Spain ee Real Madrid ka dib markii ay ku garaacday 4-0 cayaaraha reer Yurub ee Champions League oo ka dhacday hoyga Liverpool FC Anfield, liverpool ayaa is aragii hore ee guriga Real (Bernabéu) waxay ku soo badisay 1-0, Real ayaa caawa la filaayay inay wax ka bedesho cayaartii hore ee lagu ciyaaray Bernabéu balse ay caawa ahayd cayaartu mid ay ku awood badneed Liverpool.

Wararka la xiriira

Liverpool ayaa waxay caawa ka mid noqotay afarta kooxood ee u gudbay Champions League Semifinals-ka,Chelsea, Bayern Munich iyo Villa Real waxaana caawa goolasha u dhaliyay Torres, Stevan Gerrard iyo Mascherano, labadaan kooxoon ayaa waxa ay ka mid yihiin kuwa ugu haysasho badan kooxbaan.
Muuqaal Sports