Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Mancherster United iyo Arsenal oo usoo baxay semi-finals Champions League E-mail
Written by Muuqaal Online   
Wednesday, 11 March 2009 22:23



Manchester United iyo Arsenal ayaa noqdeen kooxdii sedexaad iyo afaraad ee Ingiriis ah oo usoo baxo semi finals-ka UEFA Champions League ka dib markii ay hirdideen Inter Milan iyo Roma oo ahaa labadii koox ee ka haray kooxaha Italia

Wararka la xiriira

Afarta kooxood ee Ingiriiska ayaa caadiyan lagu yaqaanaa inay natiijo ka keenaan Championka sida la arkayay sanadahii ugu danbeeyay ee tartankaan, hadaba maadaama ay isku soo baxeen kooxahaan reer ingiriis iyo Barcelona, Villa Real, Bayern Munich iyo FC Porto ayaa la ogeynin sida ay iskugu aadi doonaan, isku aad ayaa dhici doono 20ka Maarso iyadoo lagu qaban doono magaalada ku caan baxday in lagu qabto isku aadka EUFA Champions League iyo EUFA Cup ee reer Switzerland Nyon.
Muuqaal Sports