| Home | News | Sports | Layaabka Dunida | Sheekooyin | Contact | Videos |
| Alexandro Pato: Waxaan Jeclahay inaan ka barbar ciyaaro Kaka |
|
| Written by Muuqaal | |
| Tuesday, 05 January 2010 23:31 | |
|
Xiddiga da'da yar ee kooxda kubada cagta AC milan alexandre pato ayaa ku dhawaaqay in uu jeceyl uqabo mar labaad in uu garoon kala cayaaro xidigga weeyn ee Real Madrid KAKA horana ugu soo cayaaray kooxda Milano ee dalka Talyaniga pato ayaa sheegay in uu aad u jeclaa lahaa in uu markale garabkiisa ka arko cayaaryahan kaka oo dhankiisa midig kacayaaraya gaarahaan kooxda AC milan. Alamtara Axmed Roble This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |


idigga kubada cagta ee caalimka ugu wanaagsan unaqaado naadigiisa milano koobabka ugu wanaagsan caalamka pato oo ah xidig mustaqbal ku le kubada cagta haatana hogaamiya naadigiisa milan ayaa ku celceliyaya jeceeylka uu uqabao in uu arko KAKA oo marlabaad Sansiro Stedio kala cayaaraa wuxuu siiraaciyay in uu sugayo kabtanimada nadiya mustaqbalka dhaw waanu arki doonaa arinkaa hada waxaan soo iibsaday kitaarad si aan u barto garaacisteeda ayuu ku soo gabagabeeyay hadalkiisa.










