Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Juventus oo markale u dib usoo noolaatay E-mail
Written by Muuqaal   
Thursday, 07 January 2010 00:33

Kooxda kubada cagta Juventus ee dalka Talyaniga ayaa marlabaad wadada guusha dib u haleeshay kadib kulankii eey kaga hortagtay naadiga Parma Juventus oo malmahaan xaajadu kaxumeeyd ayaa guul wax ku ool ah ku bilowday kulanka 18 Tobnaad ee Horyaala dalka Talyaniga kadib markii eey ku haaqday shabaqada Parma 2:1 oo eey guushu ku raacday naadiga Juva oo hada si kumeelgaara kufadhida kalinta labaada 33 dhibic kana damabeysa naadiga Intar 9 dhibic oo qura.


Tababara hogaamiya Nadiga lagu naaniiso Marwada duqda ah Ferrara ayaa qarka usaaran in xilka tababaranimo laga xayuubiyo iyadoo lagu eedeynayo in uu ladegay Nadiga weeyn ee caanka ka ah dalka Talyaaniga Ferrara ayaa ku adkeysanaya in uu siileylinayo naadiga waloow cadaadis ba'an uu kala kulmayo maamulka naadiga .

Alamtara Axmed Roble
\n This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it