Home  |  News  |  Sports  |  Layaabka Dunida  |  Sheekooyin  |  Contact  |  Videos
Koobka Qaramada Africa oo ka furmay Angola & xulka Togo oo ku laabtay dalkiisa E-mail
Written by Muuqaal   
Monday, 11 January 2010 01:43

 


Koobka kubada cagta qaarada africa ayaa manta bilaabanaya oo ah kii 27 naad taariikhda inta la ogyahay koobkaan ayaa waxaa kaqeeybgelaya 16 ban qaran oo African ah waxaana marti gelinaaya dalka Angola oo sanadaan nasiib u helay in uu qaabilo shucuubta kala duwan ee usabka tumaya xulalkoda.
waxaa kaqeeybgelaya cayaarahaan xidiga caan ka ah caalaamka iyo qaarada tan Africa oo u kala cayaaraya xulalkooda lacibiitaan ayaa waxaa ka mid ah xidiga waa weyn sida Dider Drogba, Samuel Eto'o, Michae Essien, Fredi Kanoute iyo laacibiin kale oo kaxamaasha horyaalada kala duwan ee qaarada yurub iyo qaaradaha kale ee caalamka.

koobkaan loo tartamayo ayaa waxaa jebka kuritay 4 sanoo lasooodhaafay xulka qaranka dalka Egypt oo sanadkaana u soo tafa xeeytay in ey difacdaan hasa yeshee waxaan meesha ka maqneeyn oo xaadira xulalkii Africa ugu tunka roonaa dhanka kuba cagta oo kala ah Ghana,Nigeria, Ivory Coast,  mali, Masar, iyo kuwa kale on ladhayalsa karin waase la arki doonaa cida ku guuleysata marka lagaaro 31 ka bishaan, waxaana sidookale maanta isaga baqoolay tartankaan xulka qaranka TOGO oo lakulmay qasaara nafeed iyo mid dhaawac kadib markii tacshirad ey kala kulmeen falaago mucarad ku ah dalka koobka marti gelinaaya ee Angola booska uu baneeyay xulka Togo ayan weli lashaacin sida loo mareyn lahaa......

dhanka kale cayaartii furitaanka koobka  qaarada Afrika ee dhaxmareysay dalalka kala ah Mali iyo Angola ayaa noqotay mid dadweynihii daawanayay ay kaheleen, fajac iyo amakaagna ku riday kadib markii Dalka Angola uu 4 goal la hormaray laga soo bareejeeyay cayartooyda xulka Mali ayaa karti iyo isku xiraan muujiyay  iyagoo aan quusan ilaa daqiiqadihii dheeriga ahaa ee cayaarta,oo ugu dambeeyntii ku soo idlaatay barbar dhac eyku heshiiyeen labada kooxod  oo ah 4:4 kulamada kale wixii ku soo kordha barnaamijka cayaaraha muuqaal.com ayaad kala socondootaan.

Alamtara Axmed Rooble,
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it